(Sawirro) Qoor-qoor oo ku laabtay Dhuusamareeb & xubno uu ka mid ahaa Jen. Mascuud oo..

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa galabta dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug kaddib safar shaqo uu ku joogay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Qoor-qoor ayaa kaga qeybgalay Muqdisho shirarkii madaxda DFS iyo DX ee lagu go’aamiyay habraaca iyo hanaanka doorashada 2020-2021. Madaxweynaha iyo wefdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay Madaxweyne … Continue reading (Sawirro) Qoor-qoor oo ku laabtay Dhuusamareeb & xubno uu ka mid ahaa Jen. Mascuud oo..